Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Rabshadihii Muqdisho iyo Muranka Doorashada

War saxaafadeed si wadajir ah goordhaw usoo saareen Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay rabshadihii jimcihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo muranka wali ka taagan doorashada. Qoraalka kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin dhacdooyinkii rabshadaha watay ee ka dhacay Muqdisho 19kii Febraayo. Waxaan ugu baaqeynaa dhamaan dhinacyada … Continue reading Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Rabshadihii Muqdisho iyo Muranka Doorashada